Siimoodi–Beesha reer Nuur (Samaroon) ayaa qaylodhaan ay hanjabaadi ku jirto ka dirtey macdanta Shiinuhu guranayo. Odayada ayaa sheegay in aagaasi noqdey aag lama galaana oo duunyadu sun u dhimatay. Dhinaca kale waxay ku hanjabeen in warshadaas weerari doonaan hadaan warshadaas la xirin.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM