X

ARAG muuqaal buuxa feedhkii lagu tilmaamay kii qarniga ee Mayweather iyo Baakiyo

Waa muuqaal buuxa oo ku tusaya sidii uu u dhacay feedhkii lagu tilmaamay feedhka qarniga ee u dhexeeyay feedhyahanka Maraykanka ee Mayweather iyo feedhyahanka reer Filibiin ee Baakiyo ama loo qoro pacquiao. Feedhkan ayaa la is mari waayay waxana markii dambe lagu kala saaray dhibcaha ama inta jeer ee ay tuureen feedh halkaas oo Mayweather ka batay Baakiyo.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.