X

ARAG muuqaal dhamaystiran dabdamiskii qurbajoogta oo lagu wareejiyay badhasaabka Awdal iyo Gadabuursi nool ma jiraan

Dabdamiskii qurbajoogtu soo iibisey laakiin ay reer Boorama ku filaan waayeen in ay ka faaiidesytaan ayaa waxa manta si toosa loogu wareejiyay badhasaabka Awdal Ramaax oo raba in uu soo jiito reer Boorama kadib fadeexadii uu ka galay gobolka. Sheekh Xasan Daheeye oo isagu ka masuul ahaa ilaalinta dabdamiska ayaa ka quustey Gadabuursi kana sheegtay horta Ramaax.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.