X

ARAG muuqaal dhamaystiran oo beelaha reer Maxamed (Samaroon) u qabteen Siilaanyo muddo yar in uu kaga baxo Siimoodi

Boorama–Shir jaraaid oo ay qabteen beesha reer Maxamed (Samaroon) ayay Siilaanyo ugu baaqeen muddo 48 saacadood ah in uu kaga saaro Shiinaha guranaya buuraha Siimoodi laguna sii daayo dadka ay sheegeen in ay ka xidhan yihiin. Buuraha Simoodi oo ah buuro laga helay macdanaha qaaliga ah waxa gurta Shiine Siilaanyo iyo kooxdiisu lacag ka qaateen waxana macdanta la geeyaa Shiinaha.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.