Garoowe–Waxa soo baxay muuqaalkii ugu horeeyay ee laga soo duubo qaraxii argagixisada shabaab ku dishay shaqaale ka tirsan qaramada midoobey (QM) magaalada Garoowe. Waxa kuu muuqda qaraxii kadib oo askartu u tagtey goobta iyo is dhacyaac iyo fowda cabaar kadib ayaa maydka iyo dhaawaca laga soo gurey meesha.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS