X

ARAG muuqaalo hadaladii laga jeediyay shirka xisbiga Wadani oo isku diyaarinaya doorasho

Waxa manta Hargeysa ka Jira shir ay leeyihiin xisbiga Wadani oo isku diyaarinaya doorasho la doorto gudoomiyaha iyo ku xigeenkiisa oo la filayo in ay dhacdo bisha soo socota. Hadalada manta waxa jeediyay gudoomiyaha xisbiga iyo garabka haweenka iyo xildhibaano kale oo iyaguna ka hadlay.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.