Boorama–Ruug cadaa Gaariile ayaa ka hadlay sida wasaarada ciyaaraha loogu gumaysto haddii qof wax u sheeg la yiraana la xidhayo. Gaariile ayaa sheegay in wax laga qabto haddii wax laga qaban waayana ay iyagu ka masuul yihiin waxa dhaca.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM