Hargeysa–Oday dhaqameedka dega bariga Hargeysa ayaa si xun uga cadhooday cuqaal iyaga ka tirsan oo Siilaanyomlacag siiyay oo sheegay in ay taageersan yihiin muddo kordhinta. Odayadan ayaa sheegay in beeshu ka wayntahay intaas marnaba ayna taageerin muddo kordhin xaaraana oo loo sameeyay beesha xukunta maamulka Hargeysa.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM