X

ARAG qaar ka tirsan shacabka magaalada Boorama oo ka cabanaya qashin horyaala iyo jawaabta shirkada

Araabinews.com–Qaar ka tirsan shacabka magaalada Boorama ayaa ka cabanaya qashinka oo isdul buuxsamay oo aan la qaadin in maalmo ah iyo shirkada qashinka qaaday oo iyadna leh qashinka waa la qaadaa xilligii loogu talogalay.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.