Fadeexadii shalay ka dhacday golaha Hargeysa ayaa wali si weyhn looga hadal hayaa magaalooyinka Hargeysa iyo Burco iyadoo Boorama ay tahay daawade. Hadaba nala daawada qayb cusub oo aad arkayso halka sheekadu ku bilaabantey iyo gudoomiye ku xigeenka oo dhaarsan markii dambe ku badiyay feerka iyadoo muuqalo kale muujinayaan in C/raxmaan Ciro socodku ku adkaa.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM