Waa qaybkale oo ku saabsan banaanbixii balaarnaa ee Awdalstate ka hor dhigeen xarunta Ingiriiska looga taliyo. Banaanbaxan oo qaybtiisii dambe aad u xoogeystay ayaa waxa ka hadlay dadkii halkaa isugu yimi oo dareenkoodu kacsanaa.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM