Deegaanka Balicad waxa wali ku sugan madaxweynaha Khaatumo State Prof Cali Khaliif wuxuuna tilmaamay in uu jeclaaday deegaanka oo ay ka jirto barwaaqo ayna haysan meelaha kale..waxa kale oo goobta loogu duceeyay dadkii ku dhintey dagaalada iyo gabay goobta laga tiriyay.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM