X

ARAG qaybtii 2 doodii ku saabsanayd reer Awdal cadaalad xumadu xagee uga timi ma Ingiriiskii mise hadda

Waa dood aad u xiise leh oo wariyaha da’da yar ee Faysal Abroore dhex dhigey waxgarad reer Awdala dooda ku saabsan reer Awdal cadaalad xumadu xagee uga timi ma Ingiriiskii ayay la kowsatey mise hadda yaase ugu wacan.

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.