ARAG qaybtii 3 oo aad u xiisa badan sheekadii UGUS tagtaye ka ilaasho ubadkaaga
Waa qaybtii sadexaad sheekadii aad u xiisaha lahayd ee daaha ka rogeysa hagardaamooyinka kooxda argagixisada shabaab iyo sida ay u gumaadaan ummada. Waxa inoo jilaya jilayaal caana oo ay ka mid yihiin oday Cabdulle.