Qofkii ugu horeeyay ayaa durba baasaboor Somali ka qaatay Buuhoodle isagoo magaaladiisa joogo. Nin ganacsade ah oo noqdey qofkaas ayaa dareenkiisa ka celiyay sida uu ugu faraxsan yahay qaadashada baasaboorka sheegayna in uu gurigiisii uGu yimi waxaanse ku mahadsan Rabigeena.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM