X

ARAG qosol laga diyaariyay anshax xumada qaar ka tirsan saxaafada Somalida oo sida xun loo adeegsado

Saxaafada Somalida ayaa qaar lagu caayaa madaxda Somalida qaarna si ay helaan soo jiidasho badan waxay aalin kasta soo galiyaan wax DIINTA KA BAXSAN. Hadaba qosol arintaa ku saabsan ayaa waxa ka diyaariyay wariye laftiisa laghu eedaynayo in uu rabo in uu noqdo CAAN.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.