X

ARAG qosol qosol dadka aad looga nixinayo iyo dad la xirayo iyagoon waxba galabsan

Qosol qosol ay matalayaan qaar ka tirsan fanaaniinta reer Hargeysa oo dadka loo nixinayo si ayna filayn. Waxa Afrika ka jira is dadka la iska qabto oo jeelka la isaga guro iyagoon waxba galabsan…ARAG sida dadku u necebyihiin.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.