Siyaasiga Mandella oo reer Awdala ayaa isna ka hadlay xafladii haweenka Wadani u sameeyeen xisbigooda isagoo hadalo qosola lagu tuurey Muuse Biixi. Wuxu yiri Kulmiye sey kolba qof u tuurayeen ayay ugu dambeyn soo tureen Muuse Biixi.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS