X

ARAG Ramaax oo been ka sheegay iskuduwaha ciyaaraha Awdal kadibna sheegay in uu shaqadii ka fariisiyay

Ramaax oo maanta Boorama ku soo laabtey ayaa hore ka sheegay in ka fariisiyay shaqadii iskuduwaha ciyaaraha Samaroon Cabdullaahi Cilmi oo ah xubin aad u firfircoon. Ramaax ayaa ka been sheegay sheegayna in guddi uu magacaabay Samaroon la shaqayn waayay. Halka iskuduwe Samaroon sugayay in gudigan shaqadooda qabsadaan oo ay ururiyaan lacagtii ku bixi lahayd ciyaaraha. Waxa kale oo la iswaydiinayaa ma eryi karaa Ramaax nin wasiir soo magacaabay.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.