X

ARAG ruwaayad qosola oo ka turjumeysa sida maamulka JUBBA laysugu dhegan yahay: ku noqo Itoobiya

Nala daawada ruwaayad aad u qosol badan oo laga matalay sida reer Jubba isugu dhegen yihiin. Gabadh ku matalaysa Axmed Madoobe ayaa leh anaa idin xukumaya oo ka imi Itoobiya iyo kuwa kale oo leh nama xukumaysid ee ku noqo Itoobiya.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.