Hargeysa–Waxa shir isugu yimi sadexda xisbi ee maamulka Hargeysa oo lagu amrey in ay ka wada hadlaan muddo kordhinta Siilaanyo ee beesha caalamka inta taageersani diideen. Waxay isku raaceen in Sabtida ay ka wada hadlaan mudada ay isku raacayaan taas oo ka dhigeysta tii guurtida mid aan waxba ka jirin oo lacag kaliya lagu cuney.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM