X

ARAG Sakariya Axmed Xasan Cawke oo daadihiyay barnaamij xiise leh oo uu waraystay safiirkii hore

Saxafada aadka u da’da yar ee uu dhalay ruug cadaa Axmed Xasan Cawke ayaa daadihiyay barnaamij kale oo xiise leh oo loogu magacdaray dhalinyarada kaas oo uu toos u waraystay safiirkii hore ee Somaliya u fadhiyay Kiiniya Maxamed Cali Ameeriko.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.