ARAG sanadguuradii Khaatumo ee Afraad oo wacdaro ka dhaceen iyo reer Awdalstate oo ka hadlay
Sanadguuradii afraad ee maamulka Khaatumo state ayaa wacdaro ka dhaceen iyadoo doorkan lagu qabtey Minnasota oo ay degan yihiin jaaliyad Somaliyeed oo aad u farabadan.