Muqdisho-Araabinews–Iyadoo madaxweynaha Turkigu ku soo jeedo Muqdisho waxa dadku isha ku hayaan mashaariicda kale ee uu ka furi Muqdisho oo ah indhaha wadanka. Sawiradii ugu dambeeyay ayaa muujinaya habka casriga ah ee Turkigu u dhisay garoonka Muqdisho.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS