ARAG Sawiradii ugu dambeeyay ee laga soo qaaday huteel Maka Al-Mukarama
Muqdisho–Dawlada Somaliya ayaa soo afjartey hawlgalkii huteel Maka Al-Mukarama oo argagixisada shabab oo soo xidhay dharka ciidanka ay ku xasuuqeen ila 14 qof oo aan waxba galabsan oo ay ku jiraan caruur iyo dad waaweyn.