X

Arag Sawirka mid ka mid ah argagixisada shabaab oo lagu qabtay SUUJ & tirada maxaabiista la hayo

Warbaahinta Puntland ayaa soo bandhigey sawirka mid ka mid ah dhiigmiiratadii shabaab ee lagu qabtay Dagaalkii Suuj, kaas oo gacanta ugu jira Ciidamada Puntland. Ciidanka Puntland ayaa waxa uu wali howl gal kawaday Deegaanka Suuj, waxana wararku ay sheegayaan inay hadda gacanta ku hayaan 13 Maxaabiis ah.

Dhinaca kale waxa wali duleedka deegaanka Garacad ee Gobalka Mudug, ka soconaya Dagaal xoogan oo u dhexeeya Ciidamada Puntland iyo dhiigmiiradka shabaab oo hadda baxsad ah ee shalay ka baxay Dagaanka Suuj.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.