X

ARAG sawiro shacab ay soo barakicisey masiibada Daacish oo silig xoog ku jabsaday iyo ragaad

Masiibada Daacish ama ISIL ayaa si xun u aafaysay Siiriya iyo Ciraaq waxana maalinkasta ay weeraraan tuulooyin iyo magaalooyin ay shacabku degan yihiin halkaas oo dhacdo in loo baneeyo magaalooyinka shacabkuna nolo ka raadsadaan masiibada Daacish ama ISIL.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.