Jabuuti oo ah dal yar oo inta badan ah dhul beeruhu ku yar yihiin ayaa xooga saartey in ka faaiideysato dawladaha jaarka ah oo aan lahayn dekedo waana halka shirkadaha Shiinaha ay ka soo galayaan dib u dhiska wadooyin casri ah iyo wado tareen oo isku xirta Jasbuuti iyo Addis ababa.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS.COM