Ciidamada Maraykanka kuwooda Kamandoosta ayaa soo furtey maxaabiis u xirnaa ururka ISIL ama Daacish. Ciidamadan ayaa si xarago leh u soo fyurtey maxaabiistan oo gaaraya 70 oo hadaan la soo furan dhiigmiiratadu u xasuuqi lahayd si aan hore loo arag.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS.COM