X

ARAG sida loo fashiliyay shirqool argagixisadu rabtey in ay isku qarxiyaan Shariif Xasan

Ciidanka amniga ee NISA ayaa fashiliyay shirqool argagixisada shabaab rabeen in ay isku qarxiyaan madaxweynaha Koofur Galbeed Shariif Xasan. Argagixisada oo ay adagtahay in ay gaari ku soo galaan Muqdisho hadda ayaa gaari ay soo diyaariyeen ay isku qarxiyeen.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.