Fanaaniinta xidigaha Hargeysa ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Muqdisho halkaas oo ay ka soo carorgteen Hargeysa ciidana u dhigayaan reer Muqdisho. Fanaaninta ayaa sheegay in ay ku faraxsan yihiin inay yimaadaan Muqdisho oo ah caasimadii dalka.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM