Dalkaasi burburey ee Koofur Afrika ayaa maalin walba lagu dilaa ama la dhacaa nin u dhashay wadamada Afrika. Ninkan oo u dhashay Musambiik ayaa si xun loo dhaawacay isagoo tiraba afar ay midi ku dhaawaceen. Sawirada noocana ayaa ku faafay meelwalba oo ka mida aduunka.
Ninkan ayaa markii dambe la cadeeyay in uu u dhintey dhaawicii midida ka soo gaaray. Weerarkan wuxuushnimo ayaa qaatay wax kayar laba daqiiqo.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS