X

ARAG sidii loo dilay wariye hooyo Hindiya Xaaji Maxamed barnaamij siro badan shaaca ka qaaday

Waa barnaamij si tafatiran uga hadlay sidii argagixisadu u dishey wariye hooyo Hindiya Xaaji Maxamed waxana ku jirta waraysiyo iyadoo shaaca laga qaaday sIrooyin badan oo qarsoonaa. Waxa ku Jira caruurtii ay ka tagtey oo hadda noqdey agoon buuxda dawladuna qaaday amnigooda.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.