Siilaanyo oo ka degaya maamulka Somaliland oo runtii afartii sano ee u dambeysay aan marna la hadlin dadka ayaa loo hoosgeliyay khudbad loogu talogalay in uu jeediyo inta aan la qaban shirkan Kulmiye. Siilaanyo oo waxaad maqlaysaa leh waxaan ugu baaqayaa kuwa maqan in ay ka soo qaybgalaan shirka isa soona sharaxaan.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM