X

ARAG Siilaanyo oo sidii caadiga ahaa ka hor akhriyay warqad waxa ku qoran aanu shaqo ku lahayn

Hargeysa–Waxa si xoogleh looga dabaaldegay magaalada Hargeysa maalinta beesha dhexe ee 18 May iyadoo calamo ay ku xardhan yihiin calankii SNM loo soo xiray dhalinyaro farabadan. Xafladan ayaa waxa ku baxday kumanaan doolar waa maalmaha ay dadku si fiican u qaylilaan. Siilaanyo ayaa munaasabada ka hor akhriyay warqad aanu shaqo ku lahasyn waxa ku qoran oo ay soo diyaariyeen koox ilma adeeradii ah oo ku sugan madaxtooyada. Ma jirin wax cusub oo ay ku dareen warqada.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.