X

ARAG Siilaanyo war meel aan cidi ictiraafsanayn macdan lagama soo saari karo: sun ayaa lagu shubayaa

Axmed Siilaanyo ayaa xilligii uu kursiga ka tuurayay Daahir Rayaale cadeeyay in meel aan la  ictiraafsanayn macdan laga soo saari Karin oo uu jiro sharci caalami ah. Wuxuuna ku sheegay shirkado berigaa macdan iyo batrool baadhayay kuwo sunta nukliyeerka ku shubaya dhulka.

Wuxuu yiri war miyaa aragteen cid wax idiin soo saarta. Waxaad iswaydiin kartaa macdanta buuraha Siimoodi ee maamulkiisu jaqayo iyo beenta uu u sheegay dadka.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.