Siyaasi Ismaaciil Hure Buubaa oo hore u ahaan jirey wasiirka arimaha dibeda dawlada dhexe ayaa hadda leh in muddo waxaan hadda ogolahay in Somali la kala gooyo. Siyaasigan ayaa arkay waxyaabo badan oo lidi ku ah midnimada oo ay wadaan ama arkayn dawlada diciifka ah ee Xaan Sheekh isagoo dalkii u kala jaray gobolo gobolo.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM