Siyaasi C/raxmaan Cadami ayaa naqdiyay warqadii Siilaanyo ka dhex akhriyay golaha maamulkiisa ee uu ku taageeray Sucuudiga kana soo horjeesaday IRAN. Siyaasi Cadami ayaa yiri inagu ma nihin jaamacad carbeed in aan ku dhexmilano cadaawada urur diimeed ee Sucuudigu u qabo IRAN waa qalad. Wuxu is waydiiyay xaga maamulku ku jiro.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS