Dood kulul oo markii u horeysay loo ogolaaday in dadweynuhu suaalo waydiiyaan rag uu ka mid yahay Prof Axmed Samatar oo hadda ku hadla afkii gooni goosadka ayaa hog lagu geliyay suaalo runta ka hadlaya. ”Haddii 1960 Hargeysa laga taagey calanka buluuga maxaa isku biirey aaway labada dawladood ee loo sheegaa dhalinta Hargeysa iyo Burco.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM