Muranka maamulka Hargeysa oo cirka isku shareeray in suldaan ku dhawaaqay in magaaladu u baahan tahay laba gudoomiye degmo. Suldaanka ayaa sheegay in maayerka Hargeysa ay magaaladu ka weyntahay. Suldaanada ayaa sheega in magaalada qaybta ay ka degan yihiin ayna waxba ka socon.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM