X

ARAG wafti ka socda Jabuuti oo raba in ay la wareegaan gacan ku haynta dekeda Saylac

Wafti ka socda dekeda Jabuuti oo madaxweynaha Jabuuti maamulo ayaa yimi Saylac iyadoo uu wado badhasaabka Siilaanyo magacaabey ee Saylac. Ujeedada waftigan ayaa ah sidii ay ula wareegi lahaayeen dekeda Saylac.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.