X

ARAG waraysi dhamaystiran dirawalkii Siyaad Barre ee loo xoog sheegtay oo sharcigiisii tusay: cid gurigan iigama horeyn

Korneyl Xaashi Fure oo madaxweynihii dalka u dambeeyay dirawal u ahaa ayaa soo bandhigey lahaanshaha guriga xooga looga saaray iyadoo dadkii jaarka ahaa ay soo wada baxeen sheegeena in guriga Xaashi Fure lahaa isaguna dhistey cidkale oo uga horeysana ayna jirin.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.