Waa waraysi qosol leh oo lala yeeshay xildhibaan Salaad Cali Jeelle oo sidiisaba qosola. Salaad wuxuu ka mid ahaa musharaxiintii isku soo sharaxay madaxweynaha Somaliya laakiin aan helin hadana wuxuu furtey xisbi. ARAABINEWS