X

Arag waraysi lala yeeshay xaaska madaxweynaha Nayjeeriya Caasha Buxaari kahor inta aan la dooran ninkeeda

Xaaska madaxweynaha akhlaaqda bara dadka reer Nayjeeriya Caasha Buxaari ayaa bixisey waraysi kahor inta aan la dooran ninkeeda Maxamadu Buxaari. Caasha ayaa haysata shahaadooyin farabadan iyadoo ku dhalatay gobolka Adamawa ee Woqooyi Bari Nayjeeriya halkaas oo Muslimiintu u badan yihiin. Waraysigan oo afIngiriisa ayaa la waydiiyay in ay ninkeeda wada qoslaan.

Waxa dhinaca ay kaga warantay nolosha qoyskeeda oo Ilaahay ku manaystay caruur aad u farabadan iyadoo ninkeeda hadda yahay nin da’ ahaan aad u weyn.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.