X

ARAG waraysi Siilaanyo bixiyay toban sano kahor oo isburinaya hadda oo uu xukunka fadhiyo iyo siro uu qarxiyay

Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo waxa lagu xasuustaa ninki ugu cadaalada xumaa ee soo mara intii burburka gobolada Woqooyiga intii ay sheeganayeen in ay dalka ka go’een iyadoo aanay jirin dal laga go’aa. Siilaanyo oo fadhiya kursigii xisbigiisa ayaa waraysiyo dhinacyo badana kaga hadlay cadaalada iyo waxa uu ku dhaliilayay xukunki Dahir Rayaale.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.