Galbeedtv oo xaruntiisu tahay Kanada ayaa waraysi la yeelatay mudane Maxamed Cabdi Dugsiiye oo mar ahaa madaxweynaha Awdalstate. Dugsiiye ayaa wax laga waydiiyay dhacdooyinkii u dambeeyay ee gobolada Awdalstate iyo hawlaha Awdalstate guud ahaan.
ARAABINEWS