Waa waraysi xiise leh oo lala yeeshay fanaanada reer Jabuuti/Adal ee Aamina Faarax oo laga waraystay fankeeda iyo qaar ka mida qisooyinka heesaheeda oo ay ka hadashay iyo hees caan baxday oo ay ka dhaxashay abwaan ruwaayad keenay Jabuuti.
ARAABINEWS.COM