Siyaasiga Salaad Cali Jeelle ayaa waraysigii lala yeeshay ku sheegay in xisbigiisu ka soo horjeedo 4.5 hadana ay rajaynayaan in la helo wado kale oo loo maro sidii lagu dooran lahaa. Shirkii Kismaayo ee dhici lahaa oo hadda u muuqda in uu baaqdo.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS