Wasiirka difaaca dawlada Somaliya ayaa booqasho ku tagey magaalada qaniga ah ee Baardheere ee gobolka Gedo halkaas oo uu ka muuqdey burbur iyo duligii ay kaga tageen argagixisada shabaab. Wasiirka ayaa booqdey dhowr meelood oo ka tirsan Baardheere iyo madaarka oo uu sheegay in uu furan yahay.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM