X

ARAG warbixin faahfaahsan oo laga diyaariyay weerarkii argagixisada shabaab iyo sida hooyooyin khudaar iibinayay loo dulmaray

Muqdisho–Argagixisada shabaab ayaa kala jeclayn qof miskiina, qof ardey, qof waayeela, hooyo xamaalanaysa, dadka birtu ayna gayin ee dinteenu sharaftey, xataa waa bilaa akhlaaq ka baxay shuruucdii iyo akhlaaqdii dagaalka ee diinteenu lahayd. Warbixintan ayaa kuu muujinaysa sida goobtu ahayd iyo xilliga oo ahaa xilligii salaada laysku diyaarinayay.

Ujeedada dhiigmiiratada ayaa ah in ay dilaan dad aad u tiro badan si loo maqlo waxaanad ka garataa xilliga ay muslimiinta weeraraan.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.